Maqaalo Maqaal2

Nin sigtay ma baxsan, mooshinkii baarlamaanka waa lala laabtay ee ma fashilmin, dowladuna ha u naxariisato brakacayaasha iyo masaakiinta! »

Tan kale ee aan rabo inaan ku baraarujiyo haya’adaha ay khusayso ee gudaha iyo caalamkaba iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed, inay ka hortagaan, oo ay cambaarayaan, dadkan barakacayaasha iyo masaakiinta ah,…

May 25 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal2

Soomaaliya: xanuunku waa mid qudha! »

Arintan waxa la mid ah arinta Soomaaliya, waxayna tahay in la garab maray in badan halka Soomaali inkaartu kaga dhacday iyo waxa keenay asqowgan iyo eedaadkan laga bixi waayey tan…

May 22 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal2

Xubnaha baarlamaanka ee midnimada difaacayaa miyaanay mudnayn in lays garab taago oo loo hiiliyo?!!! »

hadiiba la doonaayo in heshiiska gebigiisaba la buriyo ama wax laga bedelo muxuu sheegayaa qodobka todobaad!!! Miyaanu heshiiska la burinaayo ka mid ahayn!!! Waa wax aad loola yaabo, caqliga ku…

Apr 27 2013 / No Comment / Read More »
header

Xamar way bugtaa ee yaa dabiiba! »

Inta aynaan dawada iyo dabiibka gaarin, aan ku horayno sifaadka ay Xamar la bugto, Xamar waa caasimaddii qaranka Soomaaliyeed, waxay xarun u tahay madaxdii dalka ugu saraysay, Madaxweyne, golaha xukuumadda…

Apr 11 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal2

Muqdisho miyaanay ahayn tii dhasheedii cuntay?!!! Muqdisho miyaanay ahayn tii Soomaali kala gaysay?!!! Waa maxay abaalka laga hadlayaa?!!! »

Aan u dhaadhaco dulucda qoraalka ee, waxa dhowaan weerar igu soo qaaday, nin ka tirsan koox ka mid ah kooxaha dhibta, darxumada iyo qalalaasaha degi waayay, ee la furdaamin kari…

Mar 26 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal2

Muqdisho ma Caasimad Qaranbaa mise waa mid Qabiil?!!! »

Muqdisho ma Caasimad Qaranbaa mise waa mid Qabiil?!!! (Soomaaliya  Sept 23,  2008 ). Mahad iyo amaan Allaah ayaa mudan oo iska leh, Rabiga Caalamiinka, amaan iyo nabad gelyona ha ahaato…

Mar 18 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal2

Dawada Somaliya kuma ay jirto Fadaral|Ee waa in ay heshiyaan Kofur iyo waqooyi amaba hammer iyo hargeysa |w / q . mohamed kasim mohamud. »

Madaxwayne Xasan Sheekh Mohamud waxa aan aaminsanahay in uu yahay Nin deggan isla markana ka fikiri kara Hor-u-marka Dalkiisa iyo Dadkiisa dhibataysan sidii uu uga saari lahaa…

Mar 16 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal2

Dad keyga Somaliyeed Yaa Nolosha iyo Nabada u diidan ? Dal keyga yaa Hoyga Colaada ka dhigay ? W . Q / Mohamed Kasim Mohamud (QEYBTII 2AAD). »

Somaliya markii ay xurowday waxa ay la timid fir fircooni saa id ah oo aan laga fileynin 1973 waxaa ay ka qeybgashay shir ay iskugu yimaadeen Ururka MidWaga Afrika. …

Mar 9 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal2

Dulqaadka mogdisho Iyo abaaldarida gobolada qaar »

Dhanka kale waxa aan leeyahay Reer Mogdisho ama Qoomiyada Hawiyaha dhib la soo maro cid idiinka badan malaha oo waan kawada dharagsanahay inta dhib idiin soo martay laga soo…

Mar 7 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal2

Dad keyga Somaliyeed Yaa Nolosha iyo Nabada u diidan ? Dal keyga yaa Hoyga Colaada ka dhigay ? W . Q / Mohamed Kasim Mohamud »

waxaan joogaa Wadanka Congo Kinshasa waxaan saranahay ama aan Daganahay Guri afarbiyaano ah waxaan soo istaagay Qolkeyga Daaqadiisa. waa subax hore jawigana daganyahay, waa xili Roobaad habenkaas oo dhan waxaa…

Mar 2 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal2

MAXAA SABAB U AH ISKA HOR IMAATINKA RA,ISAL WASARAHA IYO MADAXWAYNAHA SOOMALIYA OO HADABA SOO IFBAXAYA.. »

Akhristow Labadasi Xil amma Labadaasi Nin ee Xilalka kala hayaa kama litaan kamana Aqoonyara Dadka ee waxaa sababay in ay isqabsadaan waxa ay tahay Distoorka Dalka Somaliya loo sameeyay ayaa…

Feb 20 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal2

Hal Xidhaalaha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Yaa ka Jawaabaya? Qaybta 2aad. »

Labada masuul ee kala ah madaxweynaha federaalka Xasan Sh. Maxamuud iyo Fowsiya Xaaji Aadan waxaynu hore ugu soo jeedinay in haddii ay ka dhab tahay inaan cid la khasbi Karin…

Feb 19 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal2

Hal Xidhaalaha Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud, Yaa ka Jawaabaya? Gaar ahaan kuwa ku wajahan Khaatumo iyo shacabkeeda iyo mataanahooda Awdal. »

Hadalkii madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya u jeediyey jaaliyadda Soomaalida Minnesota waxaa ka mid ahaa, “…waa been mana jirto meel aan ka idhi Hiiraan iyo Bay waa samaysan karaan maamullo,…

Feb 5 2013 / No Comment / Read More »
header

KN: Suul faro kuma tirsana! Xilkee ayuu hayaa? »

KismaayoNews waxey aaminsatahay in khilaaf culus oo waliba mid sharci ah uu ka dhexdhici madaxweynaha iyo RW dalka maaddaama oo madaxweynuhu kutumanayo sharciga waddanka u yaalla. Laga soo bilaabo xiligii…

Dec 3 2012 / No Comment / Read More »
Erayga

Xubnaha baarlamaanka federaalka ee Khaatumo iyo Awdal, ha u ololayeen in baarlamaanka la horkeeno heshiiskii ay dowladii hore la gashay maamulka SNM! »

waxa se maanta taas ka sii daran, wixii hore oo dhana isku fuuq fuuqsaday, iyada oo uu maanta kursigii madaxtinimada ee Soomaaliya, uu ku fadhiistay madaxwayne isagu cabsan, oo aaminsan…

Nov 28 2012 / No Comment / Read More »
Raamagoray-1

Raamagoray: “G6 xaq ma u lahaayeen inay Muqdisho xil u doontaan?” »

Mucaaradkii eleeyn horaa loo yidhi “nimay meeli u cadahay meeli ka madow e” waxay isu qaybiyeen laba Qaybood qolo la shaqaysa Puntland iyo qolo la shaqaysa SNM si aan shirkaasi…

Nov 27 2012 / No Comment / Read More »
Su'aal

War horta Soomaalidu maxay Kitaabka Allaah u leeleelinanayaan?! Miyaanay muslimiin ahayn?! Miyaanay Allaah ka cabsanayn?!! »

waxay tahay Su’aashu, war mar hadaanay dhaartii iyo Quraankii gacanta la saaray, Soomaalidii xumaanta ka reebayn, oo ka horjoogsanayn, in aanay jebin wixii ay u dhaarteen! miyaanay haboonayn, inaan arinta…

Nov 19 2012 / No Comment / Read More »
Erayga

Tobanka wasiir iyo ka yar tooni ma xuma, waa soo jeedin iyo talo waxku-ool ah, laakiin hadaan cadaalad lagu salayn, waxay noqon kartaa qunbulad wadanka oo dhan ku qaraxda! »

waxa ka mid ah waxyaabaha aadka loola yaabo, wararka soo duul duulaaya waxa ka mid ah, in wasiirka ugu Muhiimsan ee arimaha debeda iyo xidhiidhka caalamiga ah, loo magcaabaayo gabadh…

Nov 1 2012 / No Comment / Read More »

Lasanod.com & Horufadhi.com oo hawshii loo diray(Aflagaadaynta Isimada iyo waxgaradka SSC) si wanaagsan u wada!! »

Raad raac

Lagasoo bilaabo qabanqaanbadii shirkii Khaatumo2 waxaa jiray ijaafooyin loo geysanayo qaar ka mida Isimada beelaha Dhulbahante. Hawshaasi waxay kasoo fuleysey…

Apr 6 2014 / No Comment / Read More »

Faarax Macalin: wadani dhab ah, geesi iyo xeeldheere siyaasadeed, oo aan laga murmi karin, Faarax beel ma caayin, run sheeg se waa ceeb sheeg!!! Allaylahaad Faaraxow asiibtay!!! »

stop2

Waayo Faarax Macalin waxuu u yimid xafladaa oo ku taageeraayay, dedaal badana oo horena ugu galay, in cunaqabataynta laga kor…

Mar 31 2014 / No Comment / Read More »

xog sababta soo dadajisay booqashada Siilaanyo ee gobolada Sanaag iyo Sool!!! War reerkan yaa caamada iyo waxmagaratada ka qabta?!!! »

Red_Exclamation_Mark

Markii ninkeedii hore noolaaba, ninkanu isaga ayaa hawlahaa oo dhan qaban jiray ee, berigii dambe ayuu ninkii xanaaqay, oo…

Mar 21 2014 / No Comment / Read More »

Hooyo macaan, hooyo gacalo, cafis iyo caafimaad Allaah Aduunka iyo Aakhiroba (Qaybtii saddexaad ee ugu dambaysay). »

Xaaji Pakistani oo hooyadiis oo da’ ah dhabarka ku sida

Mowduucan intii aanan bilaabin, waxaan raadiyay, bal waxa ay suugaan yahaniinta Soomaalidu ka yidhaahdeen hooyada, iyo dumarka guud ahaan, hase…

Mar 18 2014 / 1 Comment / Read More »

Sababta aad Axmed Karaash u taageerayso waa qabiil, waxaad isla tihiin reer Xudun, bala bala!!! Maxaa ka jira?!!! »

Su'aal

Ilaa dowlada federaalka, ilaa maamul goboleedyada, waxa laysku haysto, ee ay waxba u kala socon la’yihiin sow qabyaalad Maaha?! Maamulkii…

Mar 2 2014 / No Comment / Read More »

Hooyo macaan, hooyo gacalo, cafis iyo caafimaad Allaah Aduunka iyo Aakhiroba (Qaybtii labaad). »

Xaaji Pakistani oo hooyadiis oo da’ ah dhabarka ku sida

Hooyo ha ugu yeedhin magaceeda, bal ugu yeedh waxay jeceshahay in loogu yeedho, ama magac aad ku kool koolisid. (b)…

Feb 23 2014 / No Comment / Read More »

Cali Khaliifow Timirtii horeba dab loo waa!!! Reer Maakhirna Caqligooda waa qabaan!!! »

stop2

Mid aan maalin hore dhegaystay, oo arintii Taleex laga waraysanaayay, wuxuu yidhi: “Puntland Ilaahooda ha u mahad naqeen, mar hadaanaan…

Feb 15 2014 / No Comment / Read More »

USC waa dowlada loo aqoonsan yahay Soomaaliya!! Heshiisyada caalamiga ah ee ay galaana Soomaali oo dhan way ku khasban yihiin!! »

Erayga

kaas oo ahaa Madaxwayne Cabdullaahi Yuusuf, isna isla markiiba, si xoogan bay uga soo horjeesteen, iyaga oo weliba adeegsanaaya, in…

Feb 10 2014 / No Comment / Read More »

Hooyo macaan, hooyo gacalo, cafis iyo caafimaad Allaah Aduunka iyo Aakhiroba (Qaybtii kowaad). »

Xaaji Pakistani oo hooyadiis oo da’ ah dhabarka ku sida

Hooyo macaan, hooyo gacalo, hooyo macaan waa nafta meel kasta iyo waqti kasta, waa iftiinka ina siiya amaanka, nabada,…

Feb 7 2014 / No Comment / Read More »

Afar sanoo dambe, oo ka khasaartay shacabka SSC!!! Iyo dhibtii iyo darxumadoodii oo sii fogaatay!! »

Erayga

Bal waa kii uu sheegay Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur, waa dagaal u baahan ciidan aan ka badnayn 1000 askari, oo…

Feb 1 2014 / No Comment / Read More »

Beeni raad ma leh, intee ayay G12 ku sii socon karaan macangagnimada, beenta iyo adeegsiga taba tabaha SNM, ee ma dhalayska ah. »

Red_Exclamation_Mark

Waxay kaloo ku odhanayaan, oo ay goob walba la taagan yihiin, wax badan baanu qabanay! Khaatumo maanta aduunka oo dhan…

Jan 17 2014 / 1 Comment / Read More »

Garaad Saleebaan kuma raacsani arinta xildhibaanada Puntland, bal se waa ugu garaabayaa. »

Erayga

Maamulkii Khaatumo ee ay dhiseena, Majarafado ayay u dar dareen jilibkaa Faarax Cali, oo waxaa laga siiyay afar xubnood, oo…

Dec 31 2013 / No Comment / Read More »

إنا لله وإنا إليه راجعون »

almogz_2165-إنا-لله-وإنا-إليه-راجعون

Allaah isaga ayaa iska leh wuxuu qaado, isaga ayaana iska wuxuu bixiyo, wax walbana waxay xagiisa ka leeyihiin ajal go’an,…

Dec 29 2013 / No Comment / Read More »
Dhegayso Qur’aan
Suugaan
  • Maahmaahyo, Murti ama Xikmado(qaybtii sagaalaad). Sugaan2

    Ishaaduna waa kula fil, dhegtaaduna way kaa weyntahay.Indholaawe illaawe ayaa dhaama.Inta Jiillaal loo adkaysto, jir looma adkeysto

  • Maahmaahyo, Murti ama Xikmado(qaybtii sideedaad). Sugaan2

    Hadal waa la kala odhan og yahay, Illaahayna waa la kala bariyi og yahay, Hadalaw nin si kuu yidhi hawraarayna ninba si kuu qaaday, Haddaad tagto meel lagu il laayahay, ishaa layska ridaa(yacni la qabso dhaqanka bulshadaa, afka,iwm, ee aan ka hor imanayn diintaada, dadnimadaada iyo akhlaaqda suuban.).

  • Waa gabaygii dux ha yeelan weligaa. Sugaan2

    Gabaygan oo aad u gaaban wuxuu Abwaan Ismaaciil u tiriyay wan adhigiisii ka mid ahaa, oo uu arkay isaga oo geedaha ka hororsanaaya adhiga kale, oo aan afkaba dhigayn, wuxuuna u tiriyay Ismaaciil gabaygan:

  • Maahmaahyo, Murti ama Xikmado(qaybtii todobaad). Sugaan2

    Geel-jire isagooy ushu u qarqoorantahay ayuu ku yidhaahdaa xaggee ka gooyaa, God hadimo ha qodin, haddaad qoddana ha dheerayn, ku dhici doontaana ma ogid ee,Gacmo isweydaartay ayay galladi ka dhalataa.

  • Waa gabaygii Guulihii I abuurtayow. Sugaan2

    Akhirkiina gabaygan ayuu abwaan Ismaaciil Mire u tiriyay ninkii Gorse la odhan jiray, oo arima badan oo wada xaqiiqa ah uu kaga hadlaayo, aadna ka helaysid murti iyo xikmado aad u muhiim ah, waana sidan gabaygu:

  • Maahmaahyo, Murti ama Xikmado(qaybtii lixaad). Sugaan2

    Fardo laysu hayo, maxaa laysugu faani,Fallaartii cirka loo ganay cid kastoy filo.

QUBANE

Islaam

Xukumka Muusikada iyo Heesaha, ee Kitaabka iyo Sunnaha, iyo waxay ka yidhaahdeen Culimadu (Qaybtii shanaad). »

Islaam3

Aayat tan waxa ku sugan cadayn xaga Allaaha casaa wajalaa, in kii mara jid aan ahayn kii Mu’miniinta, uu aayihiisu yahay Jahanama Allaah baan ka magan galee, ijmaaca Muslimiintuna waa jidkoodii, marka kii khilaafa ijmaacooda, waxa uu nasiib u yeeshay blanqaatka Aayatan…

May 31 2013 / No Comment / Read More »

Xukumka Muusikada iyo Heesaha, ee Kitaabka iyo Sunnaha, iyo waxay ka yidhaahdeen Culimadu (Qaybtii afaraad). »

Islaam3

Wuxuu soo maray Ibin Cumar radiya Allaahu canhumaa, Qoom muxrimiin ah, oo uu ku jiro Nin heesayaa, markaasuu yidhi: allaa Allaah idinkama maqlo, allaa Allaah idikama maqlo ] [wuxuu kaloo soo Maray Jaariyad yar, oo heesaysa, markaasuu yidhi : haduu Shaydaan cid ka tegi lahaa,…

May 31 2013 / No Comment / Read More »

Xukumka Muusikada iyo Heesaha, ee Kitaabka iyo Sunnaha, iyo waxay ka yidhaahdeen Culimadu (Qaybtii saddexaad). »

Islaam3

Cikrimah Allaah ha u naxariistee, wuxuna ahaa Iimaamada ugu waawayn, ee Tafsiirka iyo Aqriyaataba, wuxuu Cilmiga ka qaatay Ibin Cabaas radiya Allaahu canhumaa, wuxuu yidhi Ashacbi: ma hadhin cid uga aqoon badan Cikrimah Kitaabka Allaah casaa wajalaa.…

May 28 2013 / No Comment / Read More »

Xukumka Muusikada iyo Heesaha, ee Kitaabka iyo Sunnaha, iyo waxay ka yidhaahdeen Culimadu (Qaybtii labaad). »

Islaam3

Heesta Geela loogu heeso, marka Dariiq dheer uu maraayo, ama la caraabinayo, ama la waraabinayo, taas oo uu uga dan leeyahay kan Geela wadaa inuu ku firfircoonaado, Geelana ku ilowsiiyo tacabka, si uu u socdo.…

May 21 2013 / No Comment / Read More »

Xukumka Muusikada iyo Heesaha, ee Kitaabka iyo Sunnaha, iyo waxay ka yidhaahdeen Culimadu (Qaybtii kowaad). »

Islaam3

Muusikada iyo Heesuhu waa sabab wayn, oo ka mid ah sababaha, uu Qofku kaga jeesto maqalka Hadalka Allaah, iyo inuu ku culusaado Qalbiga, iyo inaanu ku degin Hadalka Allaah casaa wajalaa, markay sidaas xaaladiisu tahayna, ma kari karaayo inuu raaco hanuunka Allaah casaa wajalaa, waxayna…

May 11 2013 / No Comment / Read More »

Xukumka dabaaldega dhalashada Nebiga scw (Mawluudka),Waa muxaadarad Aliimaam Alcalaamah Almujadid Shiikh Alislaam Maxamed Nasiru-diin Alalbani Ahu.(Qaybtii saddexaad). »

Islaam3

markaas ayuu ku yidhi Calayhi salaatu wasalaam: Allaahu akbar, tanu waa sunan, waxaad tidhaahdeen siday yidhaahdeen Qoomkii Muuse calayhi salaam oo kale, markay ku yidhaahdeen Muusow, noo yeel Ilaah, siday iyaguba u leeyihiin Ilaahyo, waxa uu la yaabi Qofku, sidee ayuu Rasuulkii calayhi salaatu wasalaam,…

Jan 18 2013 / No Comment / Read More »

Xukumka dabaaldega dhalashada Nebiga scw (Mawluudka),Waa muxaadarad Aliimaam Alcalaamah Almujadid Shiikh Alislaam Maxamed Nasiru-diin Alalbani Ahu. (Qaybtii labaad). »

Islaam3

Hadii Allaah casaa wajalaa, uu ka dhigay Maxamed sala Allaahu calayhi wasalam Nebi, markaa ka hor buu ka dhigay bashar dhan, kama uu dhigin Malak, laga abuuray Nuur, tusaale siday ku andacoodaan ee, wuxuu ahaa basher, iyadoo Quraanka kariimka ahi taa sugayo Markuu yidhi tacaalaa:…

Jan 11 2013 / No Comment / Read More »

Xukumka dabaaldega dhalashada Nebiga scw (Mawluudka),Waa muxaadarad Aliimaam Alcalaamah Almujadid Shiikh Alislaam Maxamed Nasiru-diin Alalbani Ahu. (Qaybtii kowaad) »

Islaam3

Waxaynu ognahay in Nebigii sala Allaahu calayhi wasalam, uu la yimid diin dhan, oo waafi ah aad iyo aad, diintu waxa weeye wax kasta oo uu ku diin qaato Muslimku, ee uu doonaayo inuu ugu dhowaado Allaah casaa wajalaa, diin kale ma jirto, oo aan…

Jan 11 2013 / No Comment / Read More »

aqoon miyaad u leedahay dabaaldegyada Mowliidka(Dhalashadii nebiga scw)?! (Qaybtii afaraad). »

Islaam3

Waxaad tidhaahdaa anigu uma hayo naftayda dhib iyo dheef.midnaba, wixii ilaah doono mooyee, hadaan ogaan lahaa waxa maqan khayrkaan badsan lahaa, wax dhib ahina iguma dhacdeen, waxaan ahay uun mid gaaladana u digaya,miniintana u bushaaraynaya)).…

Jan 10 2013 / No Comment / Read More »
Caafimaad

Xanuunka Laabjeexa oo loo helay hab ka duwan habkii horey loogu isticmaali jiray. »

Caafimaad1

Badanaa qofku waa iska fiicnaadaa maalmo kadib hase yeeshee waa soo noq-noqotaa waxaana la socon kara labo-labo iyo caloosha oo hurta.Malaayin qof ayaa la ildaran…

Aug 24 2013 / No Comment / Read More »

Qaadka iyo Khamriga waa laba maandooriye: Maxaa midna loo xalaashaday midna loo xaaraamaystay ? »

Caafimaad1

Waxaa kaloo jiray iyan warbixin baddan oo 20kii sanno iyo 10kii sano qaadka lagu cadeeyey inuu yahay mandooriya faragaliya ama farafareeya miyirka qofka (brain chemicals)…

Apr 2 2013 / No Comment / Read More »

Cayilku ma cudur baa, mise waa caafimaad? »

Caafimaad1

“Qofba qofka uu ka cayilanyahay waa uga dhawyahay caafimaad-darrada”, waa qaacida guud oo muujineysa dhibaatada uu leeyahay cayilka. Hadaba waxaan halkan kusoo koobeynaa qaar kamid…

Mar 24 2013 / No Comment / Read More »

Qaadka oo lala xidhiidhsiiyey inuu keeno beer xanuun halisa ah: Waa maxay halista caafimadaro ee lala xidhiidhsiinayaa? »

Caafimaad1

Waxaa cad bay leehay warbixintani in shank a mida ah Lixda qof (6) ee beer xanuunkan qabay ay ahyeen beer xanuun aan wax macluumada ama…

Mar 17 2013 / No Comment / Read More »

Cudurka “Macaanka” iyo faa’iidooyinka jimicsigu u leeyahay. »

Caafimaad1

Kahortagida waxeey ka kooban tahay, daawooyin, cunada oo la iskafiiriyo (control) iyo jimicsi. Qoraalkaan wuxu eegayaa xeriirka udhaxeeya sonkorta iyo jimicsiga, anagoo qeexayna jimicsiga noocyada…

Feb 20 2013 / No Comment / Read More »

Maxaa keena Af-qudhunka? »

Caafimaad1

Af-qurunka ma laha wax xuduud ah, umana kala sooco dadka da’dooda, noocooda iyo xaaladooda dhaqaalaba, intaa waxaa sii dheer in af-qurunku u keeno qofka niyad…

Dec 23 2012 / No Comment / Read More »

Cuduro halis ah oo hor leh oo lagu ogaadey in laga qaado caabista Sigaarka(Daraasad). »

Caafimaad1

Cilmibaaristu waxay kaloo xustey in dadka sigaarka caba ay sidoo kale u nugul yihiin cudurka Stroke ama qalalka iyo dhiig karka, miisaanka jirka oo kordha…

Dec 14 2012 / No Comment / Read More »

Waxbadan Ka Ogoow Noocyada Kala Duwan Ee Madax Xanuunka. »

Caafimaad1

Calaamadaha madaxa xanuunka niyad kaca waxaa ka mid ah xanuun ku garaacaya oo damman ama joogto ah ee indhaha dushooda iyo dhinaca danbe ee madaxa.…

Dec 5 2012 / No Comment / Read More »
Qubane

Inaan isa sirno miyaan ku saaxiibnay? (Sheeko Xiiso Badan-Qaybtii sagaalaad).

Howshaas aniga igu hale saaxiib" intuu igu qoslay mar kale ayuu hadana I weydiiyay :- "Saaxiib waxaan ku weydiiy Keynaan aqoon ma u leeyahay Suleeqo mise uma laha" waxaan ku iri:- "Aniga koley isma barin oo…

Oct 11 2013 / Read More »
Qubane

Inaan isa sirno miyaan ku saaxiibnay? (Sheeko Xiiso Badan-Qaybtii sideedaad).

Suleeqo markii ay hadalkaas maqashay wey soo toostey madaxeediina kor ayay u soo qaadey iyadoo aan la fiirin karin wajigeeda sida uu u bararay oohintii ay oyday darteed markaasey iyadoo iga xaqiijinayso in aad hadalkaas aniga…

Aug 25 2013 / Read More »
Qubane

Inaan isa sirno miyaan ku saaxiibnay? (Sheeko Xiiso Badan-Qaybtii todobaad).

Zamzam markii aan hadalkaas ku iri si naxariisi ku dheehan tahay ayay kor ii soo eegtay, gacantii aan madaxa ugu salaaxay ayay soo qabatay ka dibna  faraheeda iyo farahayga intay is dhex gelisay ayay  labadeeda naas…

May 20 2013 / Read More »
Qubane

Inaan isa sirno miyaan ku saaxiibnay? (Sheeko Xiiso Badan-Qaybtii lixaad).

Dhanka kale Wanaag kasto oo Xaaskayga Zamzam ah ay ii samayso sida haday dharka iga bixinayso, ama ii xireyso, haday raashin afka ii gelinayso, hadey habeenkii laabteeda igu hurdo siinayso hadana marna qalbigayga kama marnaanaynin in…

Apr 25 2013 / Read More »
Qubane

Inaan isa sirno miyaan ku saaxiibnay? (Sheeko Xiiso Badan-Qaybtii shanaad).

Neef weyn ayaan markiiba soo tuurey farxada uu hadalkaas igu dhaliyay darteed ka dibna  anigoo is xariifinaya ayaan la soo booday:- "Nin waayo arag ku ah Shukaansiga ayaan ahay, kalsoonina isku qaba, gabdhaha su’aalaha noocaas oo…

Apr 9 2013 / Read More »
Islaam Islaam3

Xukumka Muusikada iyo Heesaha, ee Kitaabka iyo Sunnaha, iyo waxay ka yidhaahdeen Culimadu (Qaybtii shanaad).

Aayat tan waxa ku sugan cadayn xaga Allaaha casaa wajalaa, in kii mara jid aan ahayn kii Mu’miniinta, uu aayihiisu yahay Jahanama Allaah baan ka magan galee, ijmaaca Muslimiintuna waa jidkoodii, marka kii khilaafa ijmaacooda, waxa…

May 31 2013 / Read More »
Islaam3

Xukumka Muusikada iyo Heesaha, ee Kitaabka iyo Sunnaha, iyo waxay ka yidhaahdeen Culimadu (Qaybtii afaraad).

Wuxuu soo maray Ibin Cumar radiya Allaahu canhumaa, Qoom muxrimiin ah, oo uu ku jiro Nin heesayaa, markaasuu yidhi: allaa Allaah idinkama maqlo, allaa Allaah idikama maqlo ] [wuxuu kaloo soo Maray Jaariyad yar, oo heesaysa,…

May 31 2013 / Read More »
Islaam3

Xukumka Muusikada iyo Heesaha, ee Kitaabka iyo Sunnaha, iyo waxay ka yidhaahdeen Culimadu (Qaybtii saddexaad).

Cikrimah Allaah ha u naxariistee, wuxuna ahaa Iimaamada ugu waawayn, ee Tafsiirka iyo Aqriyaataba, wuxuu Cilmiga ka qaatay Ibin Cabaas radiya Allaahu canhumaa, wuxuu yidhi Ashacbi: ma hadhin cid uga aqoon badan Cikrimah Kitaabka Allaah casaa…

May 28 2013 / Read More »
Islaam3

Xukumka Muusikada iyo Heesaha, ee Kitaabka iyo Sunnaha, iyo waxay ka yidhaahdeen Culimadu (Qaybtii labaad).

Heesta Geela loogu heeso, marka Dariiq dheer uu maraayo, ama la caraabinayo, ama la waraabinayo, taas oo uu uga dan leeyahay kan Geela wadaa inuu ku firfircoonaado, Geelana ku ilowsiiyo tacabka, si uu u socdo.…

May 21 2013 / Read More »
Islaam3

Xukumka Muusikada iyo Heesaha, ee Kitaabka iyo Sunnaha, iyo waxay ka yidhaahdeen Culimadu (Qaybtii kowaad).

Muusikada iyo Heesuhu waa sabab wayn, oo ka mid ah sababaha, uu Qofku kaga jeesto maqalka Hadalka Allaah, iyo inuu ku culusaado Qalbiga, iyo inaanu ku degin Hadalka Allaah casaa wajalaa, markay sidaas xaaladiisu tahayna, ma…

May 11 2013 / Read More »
Suugaan Sugaan2

Maahmaahyo, Murti ama Xikmado(qaybtii sagaalaad).

Ishaaduna waa kula fil, dhegtaaduna way kaa weyntahay.Indholaawe illaawe ayaa dhaama.Inta Jiillaal loo adkaysto, jir looma adkeysto…

Aug 26 2013 / Read More »
Sugaan2

Maahmaahyo, Murti ama Xikmado(qaybtii sideedaad).

Hadal waa la kala odhan og yahay, Illaahayna waa la kala bariyi og yahay, Hadalaw nin si kuu yidhi hawraarayna ninba si kuu qaaday, Haddaad tagto meel lagu il laayahay, ishaa layska ridaa(yacni la qabso dhaqanka…

May 11 2013 / Read More »
Sugaan2

Waa gabaygii dux ha yeelan weligaa.

Gabaygan oo aad u gaaban wuxuu Abwaan Ismaaciil u tiriyay wan adhigiisii ka mid ahaa, oo uu arkay isaga oo geedaha ka hororsanaaya adhiga kale, oo aan afkaba dhigayn, wuxuuna u tiriyay Ismaaciil gabaygan: …

May 2 2013 / Read More »
Sugaan2

Maahmaahyo, Murti ama Xikmado(qaybtii todobaad).

Geel-jire isagooy ushu u qarqoorantahay ayuu ku yidhaahdaa xaggee ka gooyaa, God hadimo ha qodin, haddaad qoddana ha dheerayn, ku dhici doontaana ma ogid ee,Gacmo isweydaartay ayay galladi ka dhalataa.…

Apr 26 2013 / Read More »
Sugaan2

Waa gabaygii Guulihii I abuurtayow.

Akhirkiina gabaygan ayuu abwaan Ismaaciil Mire u tiriyay ninkii Gorse la odhan jiray, oo arima badan oo wada xaqiiqa ah uu kaga hadlaayo, aadna ka helaysid murti iyo xikmado aad u muhiim ah, waana sidan gabaygu:…

Apr 17 2013 / Read More »
Tuugow Mareegaale Ogaysiis3

Ogaysiis: fadlan ka qayb qaado barnaamijka cidhib tirka tuugada iyo anshxumada warbaahinta, ee ay horseedka ka yihiin labada wax-iskumafale.

waxaa horseed u ah budhcadan warbaahinta, labada wax-iskumafale ee Aadan Cabdullaahi Shuuriye iyo Saleebaan Maxamed Xaashi Dheere, oo kala maamula labada web…

Mar 31 2013 / Read More »
stop2

Webabka anshax xumada, tuugnimada iyo diin necaybka ku caan baxay, ee ay ugu horeeyaan Lasanod iyo Horufadhi, warhoy xin iyo xasad, war nijaas yahay na nabad geliya, oo khalqiga Ilaahay nabad geliya!!!

Waxana wax layska og yahay ah, in hadii qofka liitaa horumar ama derejo sare gaadho, in uu kibro, oo is mahadiyo, markaas ayuu cid walba iyo wax kastaba ku xadgudbaa, xeer iyo damiir xumaanta ka celiya…

Mar 24 2013 / Read More »

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Log in | Waxa dhisay oo habeeyay Ciise Maxamuud Aadam
Check google pagerank for ceerinews.byethost16.com